Agaasime Mahad Salaad oo kormeeray qeybo ka mid ah Muqdisho (Sawirro)

Agaasimaha heyadda Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka NISA Mahad Salaad Maxamed ayaa caawa kormeeray qaar ka mid ah degmooyinka magaalada Muqdisho. Talaabadan oo ah mid dhif iyo naadir ah oo aan looga baran taliyeyaasha NISA ayuu Mahad Salaad ku booqday qaar ka mid ah xarumaha au kulmaan bulshada iyo goobaha ganacsiga. isagoo sidoo kale socod … Continue reading Agaasime Mahad Salaad oo kormeeray qeybo ka mid ah Muqdisho (Sawirro)